❥ Inclination of Heart

@sm

"Get used to a rough life, for luxury does not last forever." - Umar Ibn Al-Khattab

smasar.com Thank Guestbook

ⓢ | Warbixin Kusaabsan ciyaalka TV badsadaa

Ilmah oo TV badsadaa.

Baaritaan la sameeyay oo ku saabsan ciyaalka TV badsada wax yaabaha kale ay ka qadayaan. cilmi baarista oo dhameystiran waxaad ka heli webbkan JAMA Network

Cilmi baaridan wuxuu kaloo ogaaday ilmaha 2 jirka Telefeshoonka wuxuu dawdaa 2 saacadood iyo 40 daqiiiqo, ilmaha 3 jirkana qiyaasti wuxuu daawadaa 3 iyo bar saacadood maalinti, Shan jirkana qiyaasti wuxuu daawadaa 1 saac iyo bar. dhamaantood ayagoo ka badsaday saaqadii loogu tala galay oo ah 1 saac kaliya in ay ilmaha maalinti telefesionka daawadaa.

cilmi baaristan waxay xaqiijishay ilmaha badsadaa tvga in ay dhibaato cilmiyan iyo koritaanba ku iman karto, dhibaatooyinkaa oo kusaleysan qeebta hadalka, ficilka iyo dhaqdhaqaaqa ilmaha iyo ladhaqanka dadka kale.

hoos ka akhriso
source : https://www.scarymommy.com/study-screen-time-developmental-delays-kids/


You'll only receive email when ❥ Inclination of Heart publishes a new post

More from ❥ Inclination of Heart :